Sign in to follow this  
Deeq A.

Baladweyn: Meyd Hor Leh oo La Helay Halka Macaawinadii Dowladda Aan Weli La Qeybin

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in saaka la helay meyd hor leh oo ka tirsanaa dadkii la la’aa.

Ilaa hadda dadka la helay waa 7 meyd halka qaar kale weli la’yahay, waxaana jiro dad ku go’doonsan xaafado badan oo ka tirsan degmada Baladweyn.

Webiga waxaa la sheegayaa inuu weli fatahayo, oo xaaladdu ay sidii tahay, waxaana baxsanaya qoysas hor leh.

Dhanka gargaarka: 410 bac iyo 30 kartoon oo sasayeeri oo 4 cisho ka hor ay  dowladu geysay weli lama qeeybin, baahi kabadane way jiraa.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this