Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalalka Carabtu Sidee Ayay Uga Fal-celiyeen Dilka Al-Bagdaadi?

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Qaahira)-Xufulafada Mareykanka ee dunida, gaar ahaan wadamada carbeed ee Bariga Dhexe ayaa ugu yeedhay dilkii maalintii Axaddii ee Hoggaamiyihii ururka Daacish Abubakar Al-baqdaadi, dharbaaxo weyn oo ku dhacday argagixisada, laakiin ay Daacish weli tahay halis argagixiso oo taagan.

Hadaba, sida carabta iyo dalalka Bariga Dhexe ay uga jawaabeen, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this