Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Shir Gudoomiyey Maanta Shir Lagaga Hadlay Ballaadhinta Mashruuca Dawladaha Hoose Ee Gobolada Bariga Iyo Hirgelinta Mashruuca JPLG

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta gudoomiyey Shirka guddida golaha wasiirada ee maamul daadejinta (IMC Meeting) shirkaas oo seddexdii biloodba hal mar qabsooma ujeedadiisuna la xidhiidho sidii warbiximo loogu kala qaadan lahaa waxyaabihii qabsoomay mudadaasi.

saylici.jpg

Sidoo kale waxa lagaga hadlay balaadhinta mashruuca dawladaha hoose ee gobolada bariga iyo hirgelinta mashruuca JPLG oo bilaami doona horaanta bisha 11aad iyadoo la gaadhsiin doono degmooyinka Ceerigaabo, laascaanood iyo caynaba.

Ugu danbayntiina waxa lagu lafo-guray kulankaasi mashaariicda horumarineed ee sannadkan ugu jira degmooyinkii uu mashruucani hore uga hirgalay iyo qorsheyaasha cusub.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this