Sign in to follow this  
Deeq A.

HARGEYSA: Siyaasiyiinta Iyo Waxgaradka Eedaymo Culus U Jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Biixi Kuna Dhawaqaay Mudaharaad Ka Dhan Dawladda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Aqoonyahan, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Ciidagale ayaa taageero u muujiyay hadalkii guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ee xubnaha komishanka doorashooyinka cusub, waxaanay ku baaqeen kacdoon iyo mudaharaad ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this