Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaakir oo la kulmay saraakiil ka tirsan AMISOM+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxa xukuumadda Galmudug ayaa maanta kulan gaar ah Dhuusamareen kula qaatay saraakiisha ciidanka AMISOM ee ka howlgala gudaha magaaladaasi.

Kulankan ayaa waxaaa sidoo kale ka qeyb galay wasiirka amniga Galmudug, Saadaq Sheekh Yuufuf, iyadoona diirada lagu saaray wada shaqeynta labada dhinac.

Wararla ayaa sheegay in Sheekh Shaakir uu saraakiisha AMISOM ka dalbaday in aysan ku lug yeelan xiisadaha siyaasadeed ee ka jira halkaasi.

Ciidamada AMISOM ee dhowaan la geeyey Dhuusamareeb ayaa ka qeyb qaadanaya howlaha sugida amniga doorashada Galmudug ee la filayo inay ka dhacdo halkaasi.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada

5-6 5-6 (1) 2-79 1-80

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this