Sign in to follow this  
Deeq A.

Filish oo ballan qaad u sameeyey gaadiidleyda

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa sheegay inuu wax ka qaban doono cabashada ka soo yeereysa gaadiidleyda dadweynaha ee ka howlgala Caasimadda.

Filish ayaa sheegay in maamulkiisa uu sida ugu dhaqsiyaha badan uu wax uga qaban doono cabashadaasi.

Gaadiileyda Muqdisho ayaa maalintii saddexaad shaqo joojin sameeyey, waxaana ay dhigeen dibadbaxyo ay uga cabanayaan jidadka xiran iyo lacago lagu soo rogay.

Halkan hoose ka dhageys Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/cod.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this