Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Mareykanka Oo Hadda Xaqiijiyay In Uu Dhintay Hoggaamiyihii Kooxda Daacish

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyay in uu dhintay Hoggaamiyihii Kooxda la baxday Dowladda Islaamka ee Daacish ka dib hawlgal ka dhacay dalka Suuriya.


Trump ayaa sheegay in Abuu Bakar Al-Baghdadi uu ku cararay marin dhulka hoostiisa ah balse markii ciidamada Mareykanka ay weerareen uu isku qarxiyay halkaasi, waxaana sida uu sheegay la dhintay saddex carruur ah oo uu godkaasi kula jiray, Halkan hoose ka DAAWO madaxweynaha Trump oo si toos ah u hadlaya

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this