Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidan Beeleed Ku Sugnaa Magaalada Buuhoodle Oo Ku Biiray Ciidammada Millateriga Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-In ka badan 100 Askari oo ahaa malleeshiyo Beeleed ku sugnaa magaalada Buuhoode ayaa ku biiray ciidamada Millateriga Somaliland.

73225299_523976381779376_905564862902855

Ciidamaan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay gudaha magaalada Buuhoodle.

Ciidamadan reer Buuhoodle ee ku biiray Millateriga Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli Puntland dhawaan gole deegaan u samaysay magaalada Buuhoodle.

Magaalada Buuhoodle waxa hore u joogay Ciidamo Millateri ah oo ka mid ah Kuwa Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this