Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyihii Kooxda Daacish Oo La Dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa la sheegayaa in lagu dilay weerar ciidammada mareykanku Ku beegsadeen oo ka dhacay Idlib, dalka Suuriya.

DAACISH.jpg

Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warrameysa in madaxweyne Trump uu toddobaadkii hore oggolaaday weerarka lagu dilay Albaqdaadi.

Madaxweyne Trump ayaa bartiisa twittrer soo dhigay qoraal odhanaya “wax aad u weyn ayaa dhacay”

Aqalka cad ayaa sheegay in Trump uu goor dhow hadal jeedin doono, isagoo ku dhawaaqi doona dilka hoggaamiyihii daacish.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this