Deeq A. Posted October 27, 2019 (SLT-Washington)-Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa la sheegayaa in lagu dilay weerar ciidammada mareykanku Ku beegsadeen oo ka dhacay Idlib, dalka Suuriya. Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warrameysa in madaxweyne Trump uu toddobaadkii hore oggolaaday weerarka lagu dilay Albaqdaadi. Madaxweyne Trump ayaa bartiisa twittrer soo dhigay qoraal odhanaya “wax aad u weyn ayaa dhacay” Aqalka cad ayaa sheegay in Trump uu goor dhow hadal jeedin doono, isagoo ku dhawaaqi doona dilka hoggaamiyihii daacish. Source Share this post Link to post Share on other sites