Deeq A. Posted October 27, 2019 Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay Shabelle ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo horumarka iyo midnimada Galmudug. Casir ayaa sheegay in hadda Galmudug ay heysato fursadii ugu fiicneyd, loona baahan yahay in laga faa’iideysto. Sidoo kale wuxuu hoggaanka Ahlu Sunna ka dalbaday inay tanaasulaan, si looga gudbo caqabadaha jira. Hadalkan aya ku soo aadaya, iyadoo haatan khilaaf uu ka taagan yahay dhismaha Galmudug, kaasoo ka dhashay magacaabista guddiga farsamada maamulkaasi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites