Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Gacal Casir oo baaq u diray Ahlu Sunna

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay Shabelle ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo horumarka iyo midnimada Galmudug.

Casir ayaa sheegay in hadda Galmudug ay heysato fursadii ugu fiicneyd, loona baahan yahay in laga faa’iideysto.

Sidoo kale wuxuu hoggaanka Ahlu Sunna ka dalbaday inay tanaasulaan, si looga gudbo caqabadaha jira.

Hadalkan aya ku soo aadaya, iyadoo haatan khilaaf uu ka taagan yahay dhismaha Galmudug, kaasoo ka dhashay magacaabista guddiga farsamada maamulkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this