Deeq A. Posted October 27, 2019 Madaxaweynaha HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha maamulkaasi, kadib wareegto uu soo saaray. Guddigan oo ka kooban illaa 14 qof oo u badan xubnaha golaha wasiirada HirShabelle ayaa waxa uu la shaqeyn doonaa midkii uu shalay ku dhawaaqay Ra’iisul wasaare Khayre. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites