Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo qabatay kulan ku saabsan hirgelinta xeerka Sanduuqa Dhalinyarada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Shaqada, Shaqqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Puntland oo kaashaynaysa hay’adda CARE International, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay kulan ku saabsan ka doodista  hirgelinta Xeerka Sanduuqa horumarinta Dhalinyarada Puntland.

Hoos ka daawo muuqaalka oo dhammaystiran

PUNTLAND POST

The post Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo qabatay kulan ku saabsan hirgelinta xeerka Sanduuqa Dhalinyarada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this