Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Laga Cadhaysiiyay Iyo Su’aal Kulul Oo La Weydiiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyey furitaanka kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiilada maamulkaasi oo maanta si rasmi ah u furmay.

Intaasi kadib guddoonka Golaha Wakiilada ayaa xildhibaanada u ogolaaday inay su’aallo weydiiyaan Madaxwweynaha.


Xildhibaan Cawil Daad oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka ayaa weydiiyey Madaxweynaha su’aal kulul oo la xadhiidha dib u dhac iyo fashil uu sheegay inuu ku yimid howlaha xukuumaddiisa.


Deni oo ka cadhooday su’aashaasi ayaa si adag ugu jawaabay Xildhibaanka oo uu sheegay inuu ka mid ahaa maamulkii hore ee guul-dareystay.

Ugu dambeyn Madaxweyne Siciid Deni ayaa guud ahaan hoolka baarlamaanka iskaga baxay, weliba isaga oo aad u cadheysan, Halakn hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this