Deeq A. Posted October 26, 2019 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) oo maanta ka qeybgalay furitaanka Kalfadhiga 45-aad ee baarlammaanka maamulkaasi ayaa mid ka mid ah golaha wakiiladu wuxuu weydiiyay su’aal uu buuq ka dhashay oo ku aadaneyd in madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa looga baahan yahay in ay is casilaan, maadaama xildhibaanku uu sheegay inay fashilmeen waajibaadka shaqo ee loo igmaday xukuumada oo hadda sagaal bil jirsatay. Madaxweyne Deni oo ka caroodau su’aasha xildhibaankaasi ayaa si caro leh ugu jawaabay, wuxuuna sheegay in looga baahan yahay cadeymo. Halkan hoose ka dhageyso su’aasha iyo jawaabta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/cc.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites