Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo si caro leh uga jawaabay su’aal la weydiiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) oo maanta ka qeybgalay furitaanka Kalfadhiga 45-aad ee baarlammaanka maamulkaasi ayaa mid ka mid ah golaha wakiiladu wuxuu weydiiyay su’aal uu buuq ka dhashay oo ku aadaneyd in madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa looga baahan yahay in ay is casilaan, maadaama xildhibaanku uu sheegay inay fashilmeen waajibaadka shaqo ee loo igmaday xukuumada oo hadda sagaal bil jirsatay.

Madaxweyne Deni oo ka caroodau su’aasha xildhibaankaasi ayaa si caro leh ugu jawaabay, wuxuuna sheegay in looga baahan yahay cadeymo.

Halkan hoose ka dhageyso su’aasha iyo jawaabta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/cc.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this