Deeq A. Posted October 26, 2019 Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale Beledweyne uu fatahaad uu ka sameeyey wabiga Shabelle ee mara magaaladaasi. Daadad xoogan ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay ay la tageen illaa labo caruur ah oo ku geeriyooday fatahaadii u dambeysay ee uu sameeyey wabiga. Sidoo kale inta badan dadka shacabka ah ayaa isaga barakacay Beledwweyne, halka kuwa kalana ay weli ku go’doonsan yihiin halkaasi. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey sida ay haatan xaaladdu tahay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/dsd.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites