Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda SAFA Company oo Garoowe ka daah-furtay xarumo ganacsi oo hormarsan

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkadda SAFA Company ayaa daah-furtay ganacsi ka kooban goob-nasasho, makhaayad cunto, xarun laga dukaamaysto iyo kaalin lagu iibiyo shidaal tayo sare leh, kuwaasi oo ay shirkaddu ka hirgelisay duleedka bari ee caasimadda Garoowe.

Munaasabadda furitaanka xarumahan ay hirgelisay shirkadda SAFA Company, waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda Puntland oo uu hoggaaminayey wasiirka Ganacsiga Cabdullaahi Cabdi Xirsi, ganacsato, culimaa’udiin, odayaal dhaqameed iyo marti sharaf kale.

Hoos ka daawo muuqaalka iyo sawirada

  • IMG_0327.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0341.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0343.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0350.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0351.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0353.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0364.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0366.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_0371.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Shirkadda SAFA Company oo Garoowe ka daah-furtay xarumo ganacsi oo hormarsan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this