Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoonka Guddiga Farsamo ee Doorashada Galmudug oo La Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb lagu doortay guddoonka farsamada doorashada dowlad goboleedka Galmudug.

Cabdinasir Geelle ayaa noqday guddoomiyaha guddiga farsamada halka Axmed Caafi loo doortay ku-xigeenkiisa.

Guddigan waa midka ay horay u magacawday wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka laakin waxaa jiro guddi uu isna magacaabay wasiirka 1aad ee Galmudug Sheekh Shaakir.

Siyaasad ahaan Dhuusamareeb ma degana, oo waxaa dhaqdhaqaaqyo wada ciidamo kala duwan ee Ahlu sunna iyo kuwa kale ee dowladda federaalka72949481_1134721823391418_180713970204672000_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_eui2=AeH6YdP3dUKyDxc2o2kVKgqX8coXp6Ul8JxyZUtSA8hwBNcNNmqK5-chICB4thd6lbz2ZV-0FPpwyZkcuD8KzaxKwTLoauq7yw8bx-TOR_QsGg&_nc_oc=AQnTqXz3zFEYAiOnpvIOSEsLYVRKKEmoaMfPlAFy3YamrCFxMgxZhvVOwO3nVIRHSuc&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=3dcbd2f5dca2579ba07023bae800406e&oe=5E20A7A5

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this