Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxgarad: Haloo hogaan-samo qorshaha XFS ee Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Waxgarad ayaa wuxuu ku baaqay in loo hogaan-samo qorshaha xukuumadda federaalka ee degaanadda Galmudug.

Indheer-garadka oo u waramay idaacadda Shabelle ayaa xusay in loo baahan yahay in dowladda lagu taageero dedaalada ay wado.

Cuqaasha ayaa waxay soo jeediyeen in doorashadda ay ku dhacdo hanaan sahlaya in uu soo baxo madaxweyne ka jawaaba baahiyaha dadka.

Hadalka waxgaradka ayaa kusoo aadaya iyadda oo magaalada Dhuusamareeb looga diyaar-garoobayo qabsoomida doorasho xor iyo xalaal ah.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Galmudug-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this