Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalado bini’aadanmo oo la taagan gobolka Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Beledwayne (SMN) – Xaalado bini’aadanimo ayaa laga soo sheegayaa qaybo kamid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya

Sheekh Xuseen Cusmaan Cali, gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshadda gobolka Hiiraan, ayaa xusay in xaalado meel adag ay mareyso.

Fatahaadyo horleh oo uu sameeyay webiga Shabelle ayuu cod dheer ku qeexay in ay keentay in xaaladda ay sii xumaato.

Shacabka ayuu cod dheer ku qeexay in aanan lasoo gaarsiin wax gurmad ah una baahan yihiin sidiid  degdeg ugu heli lahaayeen.

Dowladda Federaalka ayuu ku tartarsiiyey in ay gurmad lasoo gaarto dadweynaha oo uu caddeeyay in ay baahi weyn u qabaan arrinkaas.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Xalad.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this