Deeq A. Posted October 25, 2019 Beledwayne (SMN) – Xaalado bini’aadanimo ayaa laga soo sheegayaa qaybo kamid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya Sheekh Xuseen Cusmaan Cali, gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshadda gobolka Hiiraan, ayaa xusay in xaalado meel adag ay mareyso. Fatahaadyo horleh oo uu sameeyay webiga Shabelle ayuu cod dheer ku qeexay in ay keentay in xaaladda ay sii xumaato. Shacabka ayuu cod dheer ku qeexay in aanan lasoo gaarsiin wax gurmad ah una baahan yihiin sidiid degdeg ugu heli lahaayeen. Dowladda Federaalka ayuu ku tartarsiiyey in ay gurmad lasoo gaarto dadweynaha oo uu caddeeyay in ay baahi weyn u qabaan arrinkaas. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Xalad.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites