Deeq A. Posted October 24, 2019 Muqdisho (SMN) – Admiral Guuto Cabaas Aamiin Cali, Taliyaha C iidamadda Badda iyo Ilaalada Xeebaha, ayaa wuxuu beeniyay warar ay baahisay saxaafadda qaar. Wararkaas ayaa ku saabsanaa in Dooni ka baxday Muqdisho ay ku degtay xeebaha Cadale, balse waxaa beeniyay taliska Ciidamadda Xoogga Soomaaliyeed. Cali ayaa xusay in doonta ay haleeshay cilad farsamo, isla markaana lasoo badbaadiyey ciidamadii la socday kuwaas oo haatan badqaba. Waa markii ugu horeysay oo taliska ciidamadda badda uu ka hadlo dooni la sheegay in ay ku degtay ama lagu weeraray xeebaha waddanka. Hoos ka akhriso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Qalad.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites