Deeq A. Posted October 24, 2019 Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey sharciga dakhliga guud ee qaranka. Ilaa 31 mudane oo ka tirsan senatorada ayaa ogolaaday sharciga sharciga dakhliga guud ee qaranka. Arrimaha sharciga la xiriira kala soco halkan Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites