Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda DP World Oo Sheegtay In Dhaawac Iyo Fadeexad Ay Ku Noqotay Dacwaddii Iyo Dagaalka Ay La Gashay Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Dubai)-Shikradda DP WORLD ee dalka Imaaraadka ayaa sheegtay in muranka iyo dacwaddii dhexmartay iyaga iyo dowladda Djibouti ee ku aadanaa maamulka Dekedda Doraaleh, ay taasi dhaawac gaadhsiisay shirkadda, isla markaana ay ku adkaatay inay bangiyada caalamka ka hesho deyn ay ku maalgaliso mashaariic cusub, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this