Deeq A. Posted October 24, 2019 Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mr. Abiy Ahmed ayaa waxaa Workneh Gebeyehu u magacaabay xoghayaha guud ee IGAD. Workneh Gebeyehu waxaa uu horay u soo noqday wasiirka gaadiidka, wasiirka arrimaha dibadda iyo madaxa UN-ka ee xafiiska Nairobi(UNON). Magacaabista Workneh Gebeyehu waxaa ay ka dhigan tahay in guddoomiyenimada IGAD uu qaadan doono dalka Kenya. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites