Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal culus oo dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidanka Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulbiyow (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo ciidanka Kenya iyo Al-Shabaab ku dhexmaray gobolka Jubadda Hoose.

Iska hor-imaadka oo ka dhacay tuulada Kulbiyow ayaa waxaa ka dhashay khasaaro labadda dhinac soo kala gaarey.

Al-Shabaab oo guulo sheegatay ayaa tilmaamtay in ay duulaanka qaadey markii ay heshay xog ah in ciidanka Kenya dhibaato ka wadaan halkaas.

Dhibaatadda oo ciidamadda Jubbaland ay qayb ka yihiin ayay xustay in ay kamid tahay dhac iyo handaad ay bulshadda u geysanayaan.

Xaaladda degaanka ayaa haatan ah mid degan, waxaana la sheegayaa in aysan wali si rasmi ah u bilaaban dhaqdhaqaaqyadii ganacsiga.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Dagaa.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this