Sign in to follow this  
Deeq A.

Taageero loo muujiyey guddiga DFS ee doorashada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Kulamo lagu taageerayo Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo ay magacowday dowladda federaalka ayaa lagu qabtay Dhuusamareeb.

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka ayaa ka qeybgalay munaasabadda, halkaas oo ay khudbado ka jeediyeen.

Xubnaha ayaa kula dardaarmay guddiga in uu ka shaqeeyo dhismaha Galmudug loo dhan yahay kuna dhisan cadaalad iyo horumar.

Mudaneyaasha ayaa sidoo kale waxay uga mahadceliyeen dowladda dedaaladda ay ku bixineyso dhismaha Galmudug middeysan.

Hoos ka daawo sawirada

Image may contain: 6 peopleImage may contain: 10 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 13 people, people smiling, people sittingImage may contain: 6 people, crowd

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this