Deeq A. Posted October 24, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Kulamo lagu taageerayo Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo ay magacowday dowladda federaalka ayaa lagu qabtay Dhuusamareeb. Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka ayaa ka qeybgalay munaasabadda, halkaas oo ay khudbado ka jeediyeen. Xubnaha ayaa kula dardaarmay guddiga in uu ka shaqeeyo dhismaha Galmudug loo dhan yahay kuna dhisan cadaalad iyo horumar. Mudaneyaasha ayaa sidoo kale waxay uga mahadceliyeen dowladda dedaaladda ay ku bixineyso dhismaha Galmudug middeysan. Hoos ka daawo sawirada View the full article Share this post Link to post Share on other sites