Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Dabdamiska Somaliland Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa.

Saddex Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay shilka sida uu warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha ciidamaa Dabdamisku Axmed Sawaaxili.

Ciidamada ayaa ku sii jeeday magaalada Berbera marka Gaadhi la dhacay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this