Sign in to follow this  
Deeq A.

Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyey shacabka Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Gargaarkan oo ahaa mid bani’aadanimo ayaa la gaarsiiyey boqolaal qoys oo ku dhibaateysan duleedka magaalada Beledweyne xarunta gobolka Hiiraan.

Deeqdan gargaar oo ah mid hordhac ah ayaa dadkaasi shacabka ah waxaa gaarsiiyey guddoomiyaha maamulka gobolka, Cali Muxumed Caraale.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay ka war hayaan dhibaatooyinka nololeed iyo barakaca ka dhashay fatahaada wabiga Shabelle.

Ugu dmabeyn wuxuu ugu baaqay hay’adaha Samafalka in ay gurmad deg deg ah la soo gaaraan shacabka ku tabaaleysan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this