Deeq A. Posted October 22, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sochi ee dalka Ruushka. Wafdiga ayaa maalinta barri ah ka qeybgeli doona Madasha Dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika oo halkaas ka furmi doona. Madaxweynayaal ka kala socda wadamadda aduunka ayaa kasoo muuqan shirka oo maalmo socon doono. Farmaajo ayaa la filayaa in mudada uu shirkaas socdo uu kulamo gaargaar ah la qaato hogaamiyeyaasha ka qeybgaleysa kulankaas. Hoos ka daawo sawiradda View the full article Share this post Link to post Share on other sites