Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo gaarey dalka Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Wafdiga ayaa maalinta barri ah ka qeybgeli doona Madasha Dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika oo halkaas ka furmi doona.

Madaxweynayaal ka kala socda wadamadda aduunka ayaa kasoo muuqan shirka oo maalmo socon doono.

Farmaajo ayaa la filayaa in mudada uu shirkaas socdo uu kulamo gaargaar ah la qaato hogaamiyeyaasha ka qeybgaleysa kulankaas.

Hoos ka daawo sawiradda

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 3 people, suit

Image may contain: 5 people, people standing and suitImage may contain: 3 people, people standing and suit

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this