Deeq A. Posted October 22, 2019 Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku dhawaaqay guddiga farsamada doorashooyinka iyo khilaafaadka maamulkaasi. Guddiga oo 11 xunood ka kooban ayaa waxa uu ka soo horjeedaa mid kale oo dhowaan magacowday wasaaradda gudaha xukuumaada Soomaaliya. Arrintan ayaa waxa ay uga sii dareysaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Ahlu Sunna Waljamaaca iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliua. Halkan hoose ka akhriso View the full article Share this post Link to post Share on other sites