Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekh Shaakir oo ku dhawaaqay guddiga doorashada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku dhawaaqay guddiga farsamada doorashooyinka iyo khilaafaadka maamulkaasi.

Guddiga oo 11 xunood ka kooban ayaa waxa uu ka soo horjeedaa mid kale oo dhowaan magacowday wasaaradda gudaha xukuumaada Soomaaliya.

Arrintan ayaa waxa ay uga sii dareysaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Ahlu Sunna Waljamaaca iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliua.

Halkan hoose ka akhriso

sh.-shaakir

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this