Sign in to follow this  
Deeq A.

Eedeyn culus oo loo jeediyey maamulka Axmed Madoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Jubbaland, Axmed Madoobe, balse haatan sheegta inuu yahay hoggaamiyaha maamulkaasi ayaa waxaa lagu eedeeyey tacadiyo iyo dilal ka dhacay magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Maleeshiyaadka ka amar qaata, Axmed Madooeb ayaa la sheegay inay ka dambeeyaan dhibaatooyinka kala duwan ee ka dhaca magaaladaasi.

Kafeeya Cabdi Yuusuf oo ka mid ah Haweenka ku nool Kismaayo ayaa Shabelle uga warrantay dhibaatooyinka ay ku qabaan ciidanka Jubbaland.

Shalay ayey aheyd markii dibadbax looga soo horjeeday dilalka ka dhaca Kismaayo ay shacabku ka dhigeen gudaha magaaladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/444.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this