Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Sheegay In Caddaaladda Somaliland Ay Aad U Liidato

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan oo la hadlayay arday ka qalinjebinaysay Jaamacadda Sanaag University ee magaalada Ceerigaabo, ayaa sheegay in caddaaladda dalku aad iyo aad u liidato waxaanu ardayda sharciga baratay ku boorriyay in isbedel ka keenaan nidaamka caddaaladda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this