Deeq A. Posted October 19, 2019 Saraakiisha laamaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa baaritaano dheeraad ah ku haya shirkado ganacsi oo ku yaalla gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Shirkadahan oo lagu kala magacaabo Camel Forex iyo Kulan Investment ayaa saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanku ay albaabada isugu dhufteen. Camel Forex iyo Kulan Investment ayaa ah laba shirkadood oo qaab Online looga sarifto lacagaha qalaad. Wararka ayaa sheegaya in sababta loo xiray shirkadahaasi iyo baaritaanka lagu hayo uu salka ku hayo inay dhaqaalo ka helaan Al-Shabaab. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/aa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites