Sign in to follow this  
Deeq A.

Laamaha amniga oo baaritaan ku haya shirkado ganacsi

Recommended Posts

Deeq A.   

Saraakiisha laamaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa baaritaano dheeraad ah ku haya shirkado ganacsi oo ku yaalla gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Shirkadahan oo lagu kala magacaabo Camel Forex iyo Kulan Investment ayaa saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanku ay albaabada isugu dhufteen.

Camel Forex iyo Kulan Investment ayaa ah laba shirkadood oo qaab Online looga sarifto lacagaha qalaad.

Wararka ayaa sheegaya in sababta loo xiray shirkadahaasi iyo baaritaanka lagu hayo uu salka ku hayo inay dhaqaalo ka helaan Al-Shabaab.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/aa.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this