Sign in to follow this  
Deeq A.

Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Madaxweyne Biixi Iyo Dawladda Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mareegta Somalilandchronicle ayaa ku warramaysa in khilaaf culus soo kala dhexgalay sirdoonka Somaliland iyo sirdoonka Ingiriiska, kaas oo wax yeeli kara iskaashiga Somaliland iyo Ingiriiska.

sir.jpg

Mareegta ayaa ku warramaysa in cid magacooda u qarisay arrintan oo xasaasi ah awgeed u sheegtay in sirdoonka Ingiriisku ka soo horjeedo sida uu wax u wado masuulka madaxweyne Biixi u igmaday hoggaanka sirdoonka, islamarkaana arrintani gaadhay miiska madaxweyne Biixi.

Madaxweyne Biixi ayaa waraysi uu dhawaan siiyay Somaliland Now ku sheegay mawqifkiisa ah in aanay dalalka shisheeye wax faro gelin ah ku yeelan Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this