Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha JF oo baaq midnimo u diray dhalinyarada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlyey nabadda iyo dhibka loo soo maray xorriyada Soomaaliya ayaa baaq u diray dhalinyarada Soomaaliyeed.

Farmaajo ayaa ka dalbaday dhalinyarada in ay ka shaqeeyaan midnimada iyo horumarka dalkooda.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dhalinyarada ay muhiim tahay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalkooda.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Cod-2-wiilo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this