Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaarey Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa gaarey Dhuusamareeb.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo xubno kale ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caasimada dowlad goboleedka.

Sabriye ayaa ka mahad-celiyay soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay, wuxuuna shaaca ka qaaday in uu u tegay halkaas howlaha maamul dhisida.

Dowladda ayaa mudooyinkii dambe waxayaad ugu mashquulsaneyd sidii Galmudug u noqon lahaa maamul middeysan oo loo dhan yahay dhismihiisa.

Hoos ka daawo sawirada

Image may contain: 1 person, sky and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, child, shoes and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, sky and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this