Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo dhiseysa Masjid ay burburkiisa baahisay Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN ) – Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa balan qaaday in ay dhisayso Masjidka Faqru-Diin oo warbaahinta Shabelle horey u baahiyey burburkiisa.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda federaalka ah, booqdey Masjidka ayaa dadweynaha wuxuu ku booriyey in ay qayb ka qaataan dayactirka Masjidka.

Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa daboolka ka qaaday in Masjidkan uu yahay mid taariikhi ah, isla markaana bari-samaadkii dadku aad ugu xirnaayeen.

Masjidka Faqru-Diin oo, sidda la sheegay la dhisay 700-sano kahor, ayaa ku yaala degmadda Shangaani ee gobolka Banaadir.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Masjid.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this