Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay muj. Ooobsi

Recommended Posts

Deeq A.   

Mujaahid Obsi : Geesi Sharaf la Hoyday !

Innaa Lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Dhamaan shaqaalaha iyp hawl wadeenada shabakada qarannews waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Rabbi Naxariistii Janno ha ugu deeqee Marxuum Cabdillaahi Cige Obsi oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Waxa aan tacsio taas la mid ah u dairaynaa shicibka reer Somaliland ee uu ka baxay muj. Oobsi oo ka mid ahaa ragii keenay xoriyada maanta lagu naloonaayo

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this