Sign in to follow this  
Deeq A.

AKHRI Warqad Uu Guddoomiye Cirro U Diray Madaxweyne Biixi, Shirguddoonka Baarlamaanka Iyo Beesha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa 14-kii bishan warqad u diray madaxweyne Biixi, shirguddoonka baarlamaanka iyo beesha caalamka taas oo xambaarsan eedo culus oo ka dhan ah madaxweyne Biixi laguna sheegay in uu buriyay heshiiskii beesha caalamka ee lagu dhexdhexaadiyay xisbiyada.

1.png 2.png

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this