Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo Ka Qeyb-Galaysa Shirka IMF Iyo Bangiga Aduunka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Magaalada Washington waxaa toddobaadkan ka socda shirar kala duwan oo ay hey’adaha IMF iyo Bangiga Aduunku ay ku casuumeen madax ka socota dalal badan oo dunida ah, oo iskugu jira kuwa saboolka ah kuwa soo koraya iyo kuwa deeqaha bixiya.

Shirkaasi dalalka lagu casuumay waxaa ka mid ah Soomaaliya, oo ay wufuu ka joogaan, ayada oo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre lagu wado inuu ku soo biiro.

Mid ka mid ah kulamaddii ilaa iyo hadda dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay mudanayaal ka socday baarlamanada 61 dal, Halkan hoose kaga boggo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this