Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Amniga Galmudug oo baaq u diray shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa dadweynaha ugu baaqay in ay amniga ka shaqeeyaan.

Saadaq Sheekh Yuusuf ayaa hoosta ka xariiqay in ay maamulkiisu ka go’an tahay sugitaanka nabad-gelyadda guud ahaan.

Si gaar ah magaala madaxda Dhuusamareeb ayuu ku nuux-nuux saday in ay ahmiyad gaar ah siinayaan bilooyinka soo aadan.

Hadlakan ayuu sheegay kadib markii shir looga hadlayey amniga caasimadda uu ka qabsoomay magaaladda Dhuusamareeb.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Galmudug.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this