Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta Gaadhay Dalka Guinea-Conakary

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta gaadhay dalka Guinea-Conakary, waxaana garoonka diyaaraddaha ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalkaasi Alpha Conde.

FB_IMG_1571244318357.jpg FB_IMG_1571244311994.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this