Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Ka Tirsan Dawladda Jabuuti Oo Ka Degay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Sooomaaliya ayaa Maanta waxaa ka degay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaadhsiinta dalka Jabuuti, iyadoona lagu soo dhaweeyay.

1-20-750x430-1.jpg

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa Wasiir Ridwaan Cabdilaahi Bahdoon waxaa kusoo dhaweeyay dhiggiisa Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayid Maareeye iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaadhsiinta dalka Jabuuti oo booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan la qaadan doonaan Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Maxamed Cabdi Xayid Maareeye.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this